home
![]() ![]() ![]() ![]() | |||||||||||||||||||||||
soomaalinews Allsomali.com | osama binlaadin oo ka hadlay somalia.
Osama Bin laden oo ah Hoggaamiyaha ururka Al qaacida ayaa soo diray fariin uu kaga hadlayay dilkii Mareykanka uu u geystay Hoggaamiyihii Al qaacidada Ciraaq Abu Muscab Al zarqaawi, binlaadin waxaa uu mareykanka uu ugu goodiyay in Al qaacida ay Mareykanka kula diriri doonto dalal ay kamid tahay somalia afgaanistaan ciraaq iyo kuwakale sida uu sheegey sheikh usaama binlaadin u.s.a oo sheegtay maxaakiimta in ay dhaqaalo ka helaan dalka sacuudiga iyo yemen.
u.s.a oo shegtay maxaakiimta in aysan qabsan karin caaismada somali laakiin dhaqaalaha ay bixiyaan labada dall carbeed sida sacuudiga iyo yemen ay ku eedaayen. ayaan xirsi oo laga yaabo in laga xeeriyo barlamaanka iyo dalka hollan.
Beentii Ayaan Xirsi oo riday Xukumaddii Netherland xukuumada ataa ku eedeesay ayaan xirsi in ay ka been abuurtay dalka (guji-riix) Madaxda Sare ee DFKMG ee Somaliya oo ka qayb gashay Xuska Maalinta 1-da luulyo oo''
Madaxda Sare ee DFKMG ee Somaliya oo ka qayb gashay Xuska Maalinta 1-da luulyo oo lagu qabtay Hoolka shirarka ee magaalada Baydhabo Meles Zanawi“Dalkaygu waxaa uu diyaar u yahay inuu iska daafaco khatar walba oo ka dhan ah,laakiin Eritrea iyo Maxkamadaha Muqdisho waxay wadaan wax aan loo dul qaadan Karin”
Meles Zenawi, wuxuu ka sheegay shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Addis Ababa in Itoobiya in aysan qabin cabsi degdeg ah oo dhinaca ammaanka ah oo kaga timaadda dalka Eritrea iyo maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliya.28/6/06 fadlan.kor ka aqriso qebta.wararka oo dhan |
| |||||||||||||||||||||
Copyright © alfanews | |||||||||||||||||||||||



























